caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Takwir, aayadda 19

Makka · kala horreynta soo dejinta 7 · 81:19

إِنَّهُۥ لَقَوْلُ رَسُولٍ كَرِيمٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub19. Hubaal kani (Qur'aanka) waa hadal 'Alle' uu keenay Rasuul sharaf badan (Jabriil).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70