caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Takwir, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 7 · 81:18

وَٱلصُّبْحِ إِذَا تَنَفَّسَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Iyo subaxu markuu neefsado (oo soo baxo iftiinkiisa).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70