caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Abasa, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 24 · 80:3

وَمَا يُدْرِيكَ لَعَلَّهُۥ يَزَّكَّىٰٓ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Miyaadse ogtahay waa intaasoo uu dooni inuu hanuuno oo is daahiriyo,
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70