إِنَّ لِلْمُتَّقِينَ مَفَازًا Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub31. Xaqiiq, kuwa Alle ka cabsada ee (ka) dhowrsada (xumaha) waxay leeyihiin meel lagu liibaano (Janno).