caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Insaan, aayadda 20

Madiina · kala horreynta soo dejinta 98 · 76:20

وَإِذَا رَأَيْتَ ثَمَّ رَأَيْتَ نَعِيمًا وَمُلْكًا كَبِيرًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub20. Haddaad aragto halkaas (Jannada), waxaad arki barwaaqo iyo boqortooyo weyn.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70