caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qiyaama, aayadda 20

Makka · kala horreynta soo dejinta 31 · 75:20

كَلَّا بَلْ تُحِبُّونَ ٱلْعَاجِلَةَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub20. Mayee se, waxaad jeceshihiin noloshatan (adduunka) ee durba tageysa.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70