caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Nooh, aayadda 5

Makka · kala horreynta soo dejinta 71 · 71:5

قَالَ رَبِّ إِنِّى دَعَوْتُ قَوْمِى لَيْلًا وَنَهَارًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub5. (Nuux) wuxuu yidhi: Rabbiyow! Waxaan qolodeydii ugu baaqay (Towxiid iyo falasho camallo san) habeen iyo maalinba.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70