caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Nooh, aayadda 15

Makka · kala horreynta soo dejinta 71 · 71:15

أَلَمْ تَرَوْا۟ كَيْفَ خَلَقَ ٱللَّهُ سَبْعَ سَمَٰوَٰتٍ طِبَاقًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub15. Miyeydaan arag sida Alle u abuuray toddobada samo ee kala korreeya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70