caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ma'aarij, aayadda 29

Makka · kala horreynta soo dejinta 79 · 70:29

وَٱلَّذِينَ هُمْ لِفُرُوجِهِمْ حَٰفِظُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub29. Ee ah kuwa ilaaliya xubnahooda gaarka ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70