caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 21

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:21

وَقَاسَمَهُمَآ إِنِّى لَكُمَا لَمِنَ ٱلنَّٰصِحِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. (Alle) buu ugu dhaartay (isagoo leh): Waxaan anigu wallee idiin ahay daacad.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70