caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 107

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:107

فَأَلْقَىٰ عَصَاهُ فَإِذَا هِىَ ثُعْبَانٌ مُّبِينٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub107. Markaasuu (Muuse) wuxuu tuuray ushiisii mise! Waa mas cad (muuqda).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70