caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-A'raaf, aayadda 104

Makka · kala horreynta soo dejinta 39 · 7:104

وَقَالَ مُوسَىٰ يَٰفِرْعَوْنُ إِنِّى رَسُولٌ مِّن رَّبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub104. Muuse wuxuu yidhi: Fircoonow! Anigu waxaan ahay Rasuul ka socda Rabbiga Caalamka.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70