caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Haaqqa, aayadda 10

Makka · kala horreynta soo dejinta 78 · 69:10

فَعَصَوْا۟ رَسُولَ رَبِّهِمْ فَأَخَذَهُمْ أَخْذَةً رَّابِيَةً

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub10. Waxay caasiyeen Rasuulkii Rabbigood, markaasuu (Alle) qabtay 'ciqaabay' qabasho 'ciqaab' daran.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70