caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Rahmaan, aayadda 76

Madiina · kala horreynta soo dejinta 97 · 55:76

مُتَّكِـِٔينَ عَلَىٰ رَفْرَفٍ خُضْرٍ وَعَبْقَرِىٍّ حِسَانٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub76. Iyagoo ku dangiigsan barkimooyin cagaaran iyo gogollo qurux badan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70