caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Rahmaan, aayadda 24

Madiina · kala horreynta soo dejinta 97 · 55:24

وَلَهُ ٱلْجَوَارِ ٱلْمُنشَـَٔاتُ فِى ٱلْبَحْرِ كَٱلْأَعْلَٰمِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub24. Isagaa (Alle) leh doonyaha dhex maaxa [5] badda ee buuraha la moodo.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70