caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qamar, aayadda 8

Makka · kala horreynta soo dejinta 37 · 54:8

مُّهْطِعِينَ إِلَى ٱلدَّاعِ يَقُولُ ٱلْكَٰفِرُونَ هَٰذَا يَوْمٌ عَسِرٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. U degdegaya dhinaca baaqaha, gaaladu waxay odhan: Kani waa Maalin daran.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70