caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Qamar, aayadda 29

Makka · kala horreynta soo dejinta 37 · 54:29

فَنَادَوْا۟ صَاحِبَهُمْ فَتَعَاطَىٰ فَعَقَرَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub29. Waxayse u dhawaaqeen saaxiibkood [6] oo soo qaatay (seef) oo boqna gooyey hashii (oo dilay).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70