caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda At-Tur, aayadda 36

Makka · kala horreynta soo dejinta 76 · 52:36

أَمْ خَلَقُوا۟ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضَ بَل لَّا يُوقِنُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub36. Mise waxay abuureen samooyinka iyo arlada? Mayee, ma yaqiinsana.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70