caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Qaaf, aayadda 35

Makka · kala horreynta soo dejinta 34 · 50:35

لَهُم مَّا يَشَآءُونَ فِيهَا وَلَدَيْنَا مَزِيدٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub35.Waxay ku leeyihiin 'Jannada' gudaheeda waxay doonaan - waxaana u heynaa weliba wax intaa ka badan [4].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70