caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Qaaf, aayadda 31

Makka · kala horreynta soo dejinta 34 · 50:31

وَأُزْلِفَتِ ٱلْجَنَّةُ لِلْمُتَّقِينَ غَيْرَ بَعِيدٍ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub31. Oo Jannada loo soo dhoweyn kuwa ka dhowrsada xumaha, iyadoo aan fogeynba.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70