caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Qaaf, aayadda 3

Makka · kala horreynta soo dejinta 34 · 50:3

أَءِذَا مِتْنَا وَكُنَّا تُرَابًا ذَٰلِكَ رَجْعٌۢ بَعِيدٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub3. Ma markaan dhimanno oo aan noqonno carro (miyaa na la soo nooleyn)? (arrin)kaasu waa soo Noqosho Fog.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70