caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Qaaf, aayadda 21

Makka · kala horreynta soo dejinta 34 · 50:21

وَجَآءَتْ كُلُّ نَفْسٍ مَّعَهَا سَآئِقٌ وَشَهِيدٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub21. Naf walbana waxay iman iyadoo uu la socdo (labo malag) mid hoggaaminaya iyo mid ku markhaati furaya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70