caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Qaaf, aayadda 18

Makka · kala horreynta soo dejinta 34 · 50:18

مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub18. Ma jiro eray (aadmiga) ka soo baxa, oo uusan ag joogin ilaaliye (malag) u diyaar ah (inuu qoro).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70