caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ad-Dukhaan, aayadda 38

Makka · kala horreynta soo dejinta 64 · 44:38

وَمَا خَلَقْنَا ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضَ وَمَا بَيْنَهُمَا لَٰعِبِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub38. Uma aanu abuurin samooyinka iyo arlada iyo waxa u dhexeeya ciyaar.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70