caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 8

Makka · kala horreynta soo dejinta 63 · 43:8

فَأَهْلَكْنَآ أَشَدَّ مِنْهُم بَطْشًا وَمَضَىٰ مَثَلُ ٱلْأَوَّلِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub8. Markaasaan hallignay kuwo [3] ka xoog iyo qabasho badnaa, waxaana hore u tagay mataalka kuwii hore (ee la halaagay).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70