caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 60

Makka · kala horreynta soo dejinta 63 · 43:60

وَلَوْ نَشَآءُ لَجَعَلْنَا مِنكُم مَّلَٰٓئِكَةً فِى ٱلْأَرْضِ يَخْلُفُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub60. Haddaan doonno, waxaan idinka yeeli lahayn malaa'ig dhulka u hadha [17].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70