caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zukhruf, aayadda 25

Makka · kala horreynta soo dejinta 63 · 43:25

فَٱنتَقَمْنَا مِنْهُمْ فَٱنظُرْ كَيْفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلْمُكَذِّبِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub25. Markaasaan ka aarsannay ee fiiri siday aheyd cidhibta xaq diidayaasha.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70