caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ghaafir, aayadda 19

Makka · kala horreynta soo dejinta 60 · 40:19

يَعْلَمُ خَآئِنَةَ ٱلْأَعْيُنِ وَمَا تُخْفِى ٱلصُّدُورُ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub19. (Alle) Wuu Og yahay khiyaanada isha loo dabo iyo waxay laabuhu qarsadaanba.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70