caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Az-Zumar, aayadda 34

Makka · kala horreynta soo dejinta 59 · 39:34

لَهُم مَّا يَشَآءُونَ عِندَ رَبِّهِمْ ذَٰلِكَ جَزَآءُ ٱلْمُحْسِنِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub34. Waxay leeyihiin waxay doonaan Rabbigood agtiisa; kaasi waa abaalgudka sama falayaasha.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70