caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 69

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:69

مَا كَانَ لِىَ مِنْ عِلْمٍۭ بِٱلْمَلَإِ ٱلْأَعْلَىٰٓ إِذْ يَخْتَصِمُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub69. Uma lahayn wax cilmi ah kulanka sare (malaa’igta) markay doodayeen.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70