هَٰذَا فَلْيَذُوقُوهُ حَمِيمٌ وَغَسَّاقٌ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub57. Waa sidaase! Ee ha dhadhamiyeen, biyo kulul oo karkaraya iyo malax qurmuun.