caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Saad, aayadda 42

Makka · kala horreynta soo dejinta 38 · 38:42

ٱرْكُضْ بِرِجْلِكَ هَٰذَا مُغْتَسَلٌۢ بَارِدٌ وَشَرَابٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub42. (Waxaanu ku nidhi): Ku garaac (dhulka) lugtaada; tani (waa il leh) meyrasho qabow iyo cabbitaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70