caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 99

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:99

وَقَالَ إِنِّى ذَاهِبٌ إِلَىٰ رَبِّى سَيَهْدِينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub99. (Ibraahiim) wuxuu yidhi: Anigu waxaan aadayaa xagga Rabbigay. Wuu i hanuunin.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70