caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 98

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:98

فَأَرَادُوا۟ بِهِۦ كَيْدًا فَجَعَلْنَٰهُمُ ٱلْأَسْفَلِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub98. Waxay la dooneen dabin ka dhan ah, iyagaanse ka dhignay kuwa hooseeya.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70