caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 28

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:28

قَالُوٓا۟ إِنَّكُمْ كُنتُمْ تَأْتُونَنَا عَنِ ٱلْيَمِينِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub28. Waxay (raciyadii ku) odhan (madaxdoodii): Waxaad nooga iman jirteen dhanka midig [5].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70