caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 164

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:164

وَمَا مِنَّآ إِلَّا لَهُۥ مَقَامٌ مَّعْلُومٌ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub164. Ma jiro mid naga mid ah (malaa’igta) aan lahayn meel lagu og yahay [20].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70