وَلَقَدْ مَنَنَّا عَلَىٰ مُوسَىٰ وَهَٰرُونَ Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub114. Waxaanu dhab ahaan ku mannaysannay wanaag Muuse iyo Haaruun.