caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 115

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:115

وَنَجَّيْنَٰهُمَا وَقَوْمَهُمَا مِنَ ٱلْكَرْبِ ٱلْعَظِيمِ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub115. Oo ka badbaadinnay iyaga iyo dadkoodii kurbaddii weynayd (harqintii iyo addoonsigii iyo dulleysigii lagu hayey).
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70