caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda As-Saaffaat, aayadda 1

Makka · kala horreynta soo dejinta 56 · 37:1

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَٱلصَّٰٓفَّٰتِ صَفًّا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub1. Waxaan Anigu (Alle ah) ku dhaartay 'malaa’igta' safta safafka siman.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70