caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Yaseen, aayadda 43

Makka · kala horreynta soo dejinta 41 · 36:43

وَإِن نَّشَأْ نُغْرِقْهُمْ فَلَا صَرِيخَ لَهُمْ وَلَا هُمْ يُنقَذُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub43. Haddaan doonnona waanu harqin, markaa ma helaan wax u soo gurmada, lamana badbaadiyo.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70