caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 39

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:39

ٱلَّذِينَ يُبَلِّغُونَ رِسَٰلَٰتِ ٱللَّهِ وَيَخْشَوْنَهُۥ وَلَا يَخْشَوْنَ أَحَدًا إِلَّا ٱللَّهَ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ حَسِيبًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub39. (Waxaa ammaan mudan) kuwa gaarsiiya dadka Farriimaha Alle oo ka baqa [30], oo aan ka baqin cidna Alle maahee. Alle ku filan xisaabiye ahaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70