caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Al-Ahzaab, aayadda 38

Madiina · kala horreynta soo dejinta 90 · 33:38

مَّا كَانَ عَلَى ٱلنَّبِىِّ مِنْ حَرَجٍ فِيمَا فَرَضَ ٱللَّهُ لَهُۥ سُنَّةَ ٱللَّهِ فِى ٱلَّذِينَ خَلَوْا۟ مِن قَبْلُ وَكَانَ أَمْرُ ٱللَّهِ قَدَرًا مَّقْدُورًا

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub38. Ma aha Nabiga dushiisa wax dhib ah inuu falaa waxa Alle u banneeyey [29]. Waa jidkii Alle ee kuwii hore ee tegay. Amarka Alle waa qaddar horay ka fula.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70