caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ar-Room, aayadda 17

Makka · kala horreynta soo dejinta 84 · 30:17

فَسُبْحَٰنَ ٱللَّهِ حِينَ تُمْسُونَ وَحِينَ تُصْبِحُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub17. Ee Xurmad weyneeya Alle oo ka hufa (ceeb iyo nuqsaan) markaad galabsataan [4] iyo markaad waabariisataanba [5].
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70