caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Aal-i-Imraan, aayadda 43

Madiina · kala horreynta soo dejinta 89 · 3:43

يَٰمَرْيَمُ ٱقْنُتِى لِرَبِّكِ وَٱسْجُدِى وَٱرْكَعِى مَعَ ٱلرَّٰكِعِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub43. Maryameey! Adeec Rabbigaa una sujuud, oo la rukuuc kuwa (Alle) u rakuuca.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70