caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naml, aayadda 74

Makka · kala horreynta soo dejinta 48 · 27:74

وَإِنَّ رَبَّكَ لَيَعْلَمُ مَا تُكِنُّ صُدُورُهُمْ وَمَا يُعْلِنُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub74. Xaqiiq Rabbigaa waa Og yahay waxay laabahoodu qarin iyo waxay muujinba.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70