caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naml, aayadda 73

Makka · kala horreynta soo dejinta 48 · 27:73

وَإِنَّ رَبَّكَ لَذُو فَضْلٍ عَلَى ٱلنَّاسِ وَلَٰكِنَّ أَكْثَرَهُمْ لَا يَشْكُرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub73. Hubaalna Rabbigaa waa u Roon yahay dadka, badankooduse ma mahad naqaan.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70