caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naml, aayadda 50

Makka · kala horreynta soo dejinta 48 · 27:50

وَمَكَرُوا۟ مَكْرًا وَمَكَرْنَا مَكْرًا وَهُمْ لَا يَشْعُرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub50. Waxay tabeeyeen tab, Annaguna waxaanu tabeennay tab, iyagoo aan dareemayn.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70