caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda An-Naml, aayadda 27

Makka · kala horreynta soo dejinta 48 · 27:27

قَالَ سَنَنظُرُ أَصَدَقْتَ أَمْ كُنتَ مِنَ ٱلْكَٰذِبِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub27. (Sulaymaan) wuxuu yidhi: Waanu eegi inaad run sheegi ama inaad ka mid tahay beenlowyada.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70