caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 60

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:60

فَأَتْبَعُوهُم مُّشْرِقِينَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub60. Markaasay (Fircoon iyo askartiisii) soo raacdeysteen goor qorrax soo bax ah.
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70