caseriqRaadinta macnaha ee Quraanka

Suuradda Ash-Shu'araa, aayadda 35

Makka · kala horreynta soo dejinta 47 · 26:35

يُرِيدُ أَن يُخْرِجَكُم مِّنْ أَرْضِكُم بِسِحْرِهِۦ فَمَاذَا تَأْمُرُونَ

Somali Translation - Abdullah Hasan Yaqoub35. Raba inuu idin kaga saaro dhulkiinna sixirkiisa, ee maxaad ku talineysaan?
Ma raadinaysaa mawduuc? Isku day raadinta macnaha — su'aashaada waxaa laga raadiyaa 6,236 aayadood.
Luqadda — 70